Dowladda Somalia oo sheegtay in 80 Al-Shabaab ah lagu laayey degaanka Shabeelow

WAR-SAXAAFADEED In ka badan 80 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal Ciidanka Xoogga Dalka, Ciidanka Daraawiishta Galmudug, Geesiyaasha Deegaanka iyo Saaxiibada Caalamiga ah ay ka sameeyeen deegaanka Shabeeloow oo u dhaxeeya magaalooyinka Qaycad iyo Bacaadwayne ee gobalka Mudug. Howlgalkaan ayaa ka danbeeyay ka dib markii Ciidanka isgarabsanaya ay weerar qorshaysan ku qaadeen fariisin … Continue reading Dowladda Somalia oo sheegtay in 80 Al-Shabaab ah lagu laayey degaanka Shabeelow